admin

Munaasabad lagu daah-furayey Bankiga DARYEEL oo lagu qabtay London

Munaasabada ballaaran oo lagu daahfurayey Bankiga cusub ee Daryeel Bank oo ay leedahay Shirkadaha Xawaalada Iftin Group ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka Britain, iyadoo isla munaasabadan lagu soo bandhigay adeega cusub ee (YEEL app). Xafladan oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb galay ganacsato, aqoonyahano, odayaal, haween iyo qeybaha …

Munaasabad lagu daah-furayey Bankiga DARYEEL oo lagu qabtay London Read More »

DHISMO CASRIYA IFTIN BANK GALKACYO OO XARIGA LAGA JARAY

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryaynta Puntland, Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha dabakh casri ah oo Bangiga Iftin uu ka furtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug. Munaasabada xarig jarista ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka Gobalka Mudug,Maamulka Degmada Gaalkacyo,Maamulka Bangiga Iftin,Ganacsato,Odayaal,Haween iyo Dhalinyaro. Maamulaha Bangiga Iftin ee Gobalka Mudug, Burhaan …

DHISMO CASRIYA IFTIN BANK GALKACYO OO XARIGA LAGA JARAY Read More »

Xawaaladda Iftin Express oo balaarisay adeegii ay bulshada u haysey

Waxaa dhamaan macaamiisha Shirkada Iftin Express loogu bishaaraynayaa in ay shirkadu balaarisay adeegyadii ay u haysay Ummada Soomaaliyeed ka dib markii ay shirkadu ku soo xirmeen macaamiil faradabadan. Si hadaba loo daboolo baahida macaamiisha ayaa waxaa maamulka shirkadu sameeyeen isbadaladaan: Waxaa labalaariyay dib uhabayna lagu sameeyay xafiisaydadii horay u jiray ee shirkadaWaxa la kordhiyay shaaqaalihii …

Xawaaladda Iftin Express oo balaarisay adeegii ay bulshada u haysey Read More »

Scroll to Top