Waxaa dhamaan macaamiisha Shirkada Iftin Express loogu bishaaraynayaa in ay shirkadu balaarisay adeegyadii ay u haysay Ummada Soomaaliyeed ka dib markii ay shirkadu ku soo xirmeen macaamiil faradabadan. Si hadaba loo daboolo baahida macaamiisha ayaa waxaa maamulka shirkadu sameeyeen isbadaladaan:
Waxaa labalaariyay dib uhabayna lagu sameeyay xafiisaydadii horay u jiray ee shirkada
Waxa la kordhiyay shaaqaalihii xarumaha waaweyn si loo haqabtiro looguna adeego macaamiisha shirkada.
Waxaa shirkadu ka furtay xafiisyo cusub wadamadan iyo magaalooyinkan hoos ku qoran:
USA
Atlanta
Birmingham
MassacheausLeicester
Virginia
Coventry
Portland
UK
Birmingham
Leicester
Coventry
London East
Hayes
Shepheds Bush
Whitechapel
Bristol
Southall
Uppton Park
Fulham
Harlesden
Acton
New Cross
Old Kent Road
Denmark
Copenhagen
Arhus
Odensa
Norway
Oslo
Stanvanger
Italy
Milaano
Roma
Torino
Canada
Toronto
Edminton
Ottowa
Calgary
Sweden
Stockolm
Gotenburg
Linkoping
Ludvika
Vaxjo
Hisingen
Orebro
Finland
Helsinki
Turku
Waxaa kaloo macaamiisha shirkada ee wadanka gudihiisa jooga sidoo kale loogu bishaaraynayaa inIftinBank laga hirgalinayo dhamaan magalooyinka waaweyn ee wadanka Soomaaliya. Waxaa Laantii ugu horaysay laga furayaa magaalada Boosaaso bilaha soo socda, waxaana ku xigi doona Muqdisho, Hargaysa iyo Kismaayo.
MAAMULKA IFTIN EXPRESS
Hi, this is a comment.
To get started with moderating, editing, and deleting comments, please visit the Comments screen in the dashboard.
Commenter avatars come from Gravatar.