News

Munaasabad lagu daah-furayey Bankiga DARYEEL oo lagu qabtay London
3 June 2020
Munaasabada ballaaran oo lagu daahfurayey Bankiga cusub ee Daryeel Bank oo ay leedahay Shirkadaha Xawaalada Iftin Group ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka Britain,

DHISMO CASRIYA IFTIN BANK GALKACYO OO XARIGA LAGA JARAY
3 June 2020
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryaynta Puntland, Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha dabakh casri ah oo Bangiga Iftin uu ka furtay Magaalada

Xawaaladda Iftin Express oo balaarisay adeegii ay bulshada u haysey
1 June 2020
Waxaa dhamaan macaamiisha Shirkada Iftin Express loogu bishaaraynayaa in ay shirkadu balaarisay adeegyadii ay u haysay Ummada Soomaaliyeed ka dib markii ay shirkadu ku soo